
Somali Public Agenda
July 23, 2025
Nuxurka Daraasadda: Dakhliga Maamulka Gobolka Banaadir
Bishan July waxaan daabacnay daraasad ku saabsan Dakhliga Maamulka Gobolka Banaadir, taas oo iftiimineysa ilaha dakhli ee Gobolka Banaadir, sharciga uruurinta canshuuraha, hannaanka wargelinta muwaaddinka, caqabadaha canshuur uruurinta iyo sida dakhligaas loo kharash-gareeyo.
Ibrahim Osman ayaa qeybtan 16-aad ee Nuxurka Daraasadda ku soo koobaya muuqaalkaan.
Recent Posts
-
04 Oct 2026E81. Dowlad-dhiska, Nidaamka Federaalka iyo Xiriirka Dowladda Federaalka iyo Puntland -
24 Sep 2026Bridging Citizens and Local Governments: Lessons from Governance Dialogues in Galmudug and Puntland -
20 Sep 2026E80. Sida Baarlamaanku u Shaqeeyo & Sida Doorashadu u Soo Saari Karto Xildhibaanno Tayo Leh



