Aragtida Dadweynaha ee ku Aaddan Doorashooyinka, Sharciyadda, iyo Dowladnimada Soomaaliya

Halkan ka daawo nuxurka daraasad aan dhawaan isla sameynay Somali Dialogue Platform taas oo ku saabsan aragtida dadweynaha ee ku aaddan doorashooyinka, sharciyadda, iyo dowladnimada Soomaaliya. Daraasaddan oo ku saleysan aragtida dadweynaha, ayaa waxaa ka qeybgalay 928 qof, kuwaas oo kala jooga Muqdisho iyo caasimadaha dowlad-goboleedyada xubnaha ka ah Dowladd Federaalka Soomaaliya. Sahankan waxa la sameeyey intii u dhaxeysay bilihii May iyo June ee sanadkan 2026.

Share This :

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Title
.