Menu
  • Home
  • About SPA
    • Our Methods
    • Our Team
    • Our Fellows
    • Our Board
    • Partners and Funders
    • Impact
      • Success Stories
      • Quotes
      • Reflections From Our Team
    • Careers
    • Annual Reports
  • Programmes
    • Public Agenda Forum
    • SPA Policy Lab
    • Center for Learning and Development
  • Publications
    • Commentary
    • Governance Briefs
    • Policy Papers
    • Research Reports
  • Podcasts
    • Maamul Wanaag
    • Adeeg Wanaag
  • Multimedia
    • SPA Forums
    • SPA Videos
    • TV Highlights
    • Radio Highlights
  • Contact Us

Category: TV Highlights

kadib go’aankii Sanadka Asaasiga ah ee Wasaaradda Waxbarashada, Dalsan Tv ayaa wareysatay Farxan Isak Yusuf oo ah Agaasime Ku Xigeenka SPA faallana ka qoray go’aanka iyo saameynta uu yeelan karo

Somali Public Agenda ayaa dhawaan daabacday faallo lagu falanqeeyay amarka Wasaarada Waxbarashada kasoo baxay, walaaca laga muujiyay, iyo saameynta taban iyo midda togan ee uu ku yeelan karo qeybaha bulshada ee uu amarka khuseeyo.

Hay’adda Somali Public Agenda ayaa Muqdisho ku soo bandhigtay Daraasad ay dhowan sameyeen

Hay’adda Somali Public Agenda ayaa Muqdisho ku soo bandhigtay Daraasad ay dhowan sameyeen, taas oo ku saabsan Ballaarinta ka qeybgalka Dadweynaha ee Geeddi socodka Siyaasadda Soomaliya.

Maxay ganacsiyada gaarka loo leeyahay ee Soomaaliya u guuleystaan dowlad-dhiskana u guuleysan la’yahay?

Agaasimaha Somali Public Agenda Mahad Waasuge oo ka qeyb galay dood cilmiyeed looga hadlayay ‘Sababihii Burburka Soomaaliya’ ayaa muuqaalkan uga hadlaya sababta ganacsiyada gaarka loo leeyahay ee Soomaaliya u guuleystaan dowlad-dhiskana u guuleysan la’yahay.

Warbixin: Daraasad ku saabsan daadejinta canshuuraha iyo adeegyada bulshada

Madasha doodaha ee Somalia Public Agenda ayaa Muqdisho ku soo bandhigtay daraasad ku saabsan daadejinta canshuuraha iyo adeegyada bulshada. Warbixin uu Goobjoog TV ka diyaariyey halkan ka daawo.

U daadejinta canshuur uruurinta iyo adeegyada bulshada ee dowladaha hoose

Halkan ka daawo wareysi uu Goobjoog TV siiyay Farxaan Isaaq Yuusuf, Agaasime Kuxigeenka Somali Public Agenda, ee uu uga faallooday daraasad aan dhawaan daabacnay ee falanqeyneysa u daadejinta canshuur uruurinta iyo adeegyada bulshada ee dowladaha hoose.

Somali Public Agenda oo madal lagu falan qeynayay xulashooyinka lagu xallin karo maqaamka Caasimadda ku qabatay Muqdisho  

Halkan ka daawo warbixin uu Goobjoog TV ka diyaariyey madal ay Somali Public Agenda qabatay oo lagu gorfeeyay xulashooyinka lagu xallin karo maqaamka Muqdisho.

Machadka Daraasaadka SOMALI PUBLIC AGENDA oo Muqdisho kusoo Bandhigey Daraasaad ku saabsan Dhismaha Maamulka Hir-shabeelle

Goobjoog TV ayaa warbixin ka diyaariyey daraasad aan ka sameynay heshiiska siyaasadeed ee dowlad-goboleedka Hirshabeelle.

Daadajinta Adeegga Caafimaadka Aasaasiga ah ee Gobolka Banaadir

Daadajinta Adeegga Caafimaadka Aasaasiga ah ee Gobolka Banaadir

Maxamed Adan oo ah isuduwaha doodaha iyo cilmibaare katirsan Somali Public Agenda ayaa Kalfadhi uga warramay daadajinta adeegga caafimaadka aasaasiga ah ee gobolka Banaadir

WARBIXIN VOA SOMALI: Hufnaanta Doorashada Soomaaliya

WARBIXIN VOA SOMALI: Hufnaanta Doorashada Soomaaliya

WAREYSI: Maxay Guriceel uga dhigan tahay Galmudug, muxuuse ku jiraa xalka Alhu Sunna Wal Jamaaca?

WAREYSI: Maxay Guriceel uga dhigan tahay Galmudug, muxuuse ku jiraa xalka Alhu Sunna Wal Jamaaca?

← older

Somali Public Agenda is a non-profit public policy and administration research organization based in Mogadishu. Its aim is to advance understanding and improvement of public administration and public services in Somalia through evidence-based research and analysis.

Icon-facebook Instagram Twitter Linkedin Youtube

Latest Posts

  • How the neglect of public goods in Buulaburte epitomizes Somalia’s state of governance
    25 Sep 2023
  • kadib go’aankii Sanadka Asaasiga ah ee Wasaaradda Waxbarashada, Dalsan Tv ayaa wareysatay Farxan Isak Yusuf oo ah Agaasime Ku Xigeenka SPA faallana ka qoray go’aanka iyo saameynta uu yeelan karo
    25 Sep 2023

Short cuts

Research Reports
Governance Briefs
Commentaries
Forums
Podcasts
About SPA
TV Highlights
Radio Highlights

Subscribe to SPA newsletter

Stay updated on governance and public services in Somalia!

©2018 - 2023. Somali Public Agenda. All Rights Reserved.

Icon-facebook Twitter Instagram Linkedin Youtube