Bridging Citizens and Local Governments: Lessons from Governance Dialogues in Galmudug and Puntland
More than a decade into the implementation of Somalia’s federal project, aspirations to decentralize fiscal and service delivery powers...

Somali Public Agenda
August 14, 2025
Agaasimaha Somali Public Agenda Mahad Waasuge ayaa ka qeyb galay madal lagu gorfeeyay ka qeybgalka bulshada ee qorsheynta miisaaniyadda dalka oo ay soo qaban-qaabiyeen Madasha Muqdisho iyo Dalladda Ururrada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed ee SONSA.
Waxa uu madasha ka jeediyay nuxurka warbixin ay Somali Public Agenda ku gorfeysay miisaaniyadda dowladda federaalka ee 2025 oo la daabacay bishii May ee sanadkan.
Madasha oo ay kasoo qeyb galeen qeybaha kala duwan ee bulshada waxaa marti ku ahaa oo soojeedinta Agaasimaha kadib mowduuca gorfeeyay Xildhibaan Maxamed Harun oo xubin ka ah Guddiga Miisaaniyadda Golaha Shacabka, Suleyman Sheekh Cumar oo ah Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka, Axmed Maxamuud Axmed oo soo noqday Wasiir & Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Maaliyadda, & Prof. Yaxye Caamir oo ah khabiir arrimaha dhaqaalaha.
Hadaljeedinta oo dhameystiran halkan ka daawo.
More than a decade into the implementation of Somalia’s federal project, aspirations to decentralize fiscal and service delivery powers...
Waxaa socda dadaallo looga heshiinayo nooca doorasho ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ee xiga. Waxaa jira saluug ah in doorashooyinkii...
Jowhar’s local council approved the district’s first annual budget for the 2026 fiscal year. This ended years of operation...
Somali Public Agenda (SPA) is a non-profit, non-partisan, and independent public policy and administration research and action organization based in Mogadishu. It aims to advance understanding and improvement of public policy and services in Somalia through evidence-based research and analysis, dialogue, policy and service design, and training.
Stay updated on governance and public services in Somalia!