Dood-wadaag iyo Su’aalo-weydiin: Maamulka Magaalada Gaalkacyo ee Puntland iyo Bulshada Magaalada

SPA Dialogue Vidoes

Halkan ka daawo madal dood-wadaag iyo su’aalo-weydiin isugu jirtay oo aan ku qabannay Magaalada Gaalkacyo ee Puntland. Madashan waxaa ka qeybgalay Maayarka Dowladda Hoose Degmada Gaalkacyo ee Puntland, Mudane Xuseen Cabdinuur Maxamed, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Madashan ayaa ujeedkeedu ahaa xoojinta ka-qaybgalka shacabka ee ka doodista qorshayaasha iyo waxqabadka Dowladda Hoose. Madasha waxaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee Dowladda Hoose, howlihii ay qabatay, iyo caqabadaha hortaagan shaqada Dowladda Hoose. Waxaa si gaar ah looga dooday arrimaha dakhli-uruurinta, miisaaniyadda sanadlaha ah, iyo xisaab-xirka Dowladda Hoose.

Share This :

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Title
.