Somali Public Agenda
September 23, 2026
SPA Dialogue Vidoes
Somali Public Agenda
September 23, 2026

Madasha SPA Dialogue ee Somali Public Agenda ayaa qabatay kulan uu marti ku ahaa Dr. Abdurahman Abdullahi Baadiyow. Madasha ayaa diiradda lagu saaray nooca hoggaamineed ee ay Soomaaliya u baahan tahay. Si gaar ah, waxaa lagu gorfeeyay mowduucyada uu ka hadlayo buugga uu dhawaan daabacay Dr. Baadiyow oo cinwaankiisu yahay Somalia: A State in Search of Exceptional Leadership.
Halkan ka daawo muuqaalka madasha.



Somali Public Agenda (SPA) is a non-profit, non-partisan, and independent public policy and administration research and action organization based in Mogadishu. It aims to advance understanding and improvement of public policy and services in Somalia through evidence-based research and analysis, dialogue, policy and service design, and training.
Stay updated on governance and public services in Somalia!