Madal Looga Hadlay Dakhliga iyo Adeegyada Maamulka Dowladda Hoose Degmada Gaalkacyo, Puntland

SPA Dialogue Vidoes

Somali Public Agenda ayaa ku qabatay degmada Gaalkacyo-Puntland, madal lagu soo bandhigayay warbixin ay ka qortay kulan dadweyne oo ka dhacay magaalada bishii May ee sanadkaan, kaa oo ay qeyb ka ahaayeen duqa degmada iyo dadweynaha. Warbixinta la soo bandhigay ayaa waxay soo koobtay arimihii looga hadlay kulankii dadweyne oo ay ka mid ahaayeen, dakhli aruurinta, meela lagu bixiyo kharashaadka, bixinta adeegyada iyo daadajinta awoodaha, nalalka wadooyinka iyo uruurinta qashinka ee Maamulka Dowladda Hoose Degmada Gaalkacyo PL. 

Halkan ka daawo muuqaalka madashan oo dhammeystiran

Share This :

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Title
.