Maqaamka Muqdisho
![](https://somalipublicagenda.org/wp-content/uploads/2023/03/Maqaamka-Muqdisho.png)
Waxaa aan diawaan qabannay madal lagu falanqeeyay xulashooyinka lagu xallin karo maqaamka Muqdisho. Agaasimaha SPA Mahad Wasuge ayaa madasha ka jeediyey daraasad ay si wadajir ah u sameeyeen Somali Public Agenda iyo Somali Dialogue Platform oo lagu falanqeeyay 3 xulasho ee la tixgelin karo.
Halkan ka daawo muuqaalka madasha oo dhameystiran
Heshiiska siyaasadeed ee Hirshabeelle
![](https://somalipublicagenda.org/wp-content/uploads/2023/03/Heshiiska-siyaasadeed-ee-Hirshabeelle.png)
Waxa aan dhawaan qabannay madal lagusoo bandhigayay diraasad cusb oo ku saabsan heshiiska siyaasadeed ee Hirshabelle, taasoo ay si wada jir ah usoo wada saareen Somali Public Agenda iyo Somali Dialogue Platform. Ujeedka daraasaddan ayaa ah in ay qeyb ka noqoto xal-u-raadinta helitaanka heshiis siyaasadeed oo laga gaaro maamul-dhiska Hirshabaalle.
Caqabadaha ka jira isu-socodka dadka iyo gaadiidka Muqdisho
![](https://somalipublicagenda.org/wp-content/uploads/2022/12/Caqabadaha-ka-jira-isu-socodka-dadka-iyo-gaadiidka-Muqdisho.png)
Dhawaan waxa aan qabannay madal lagu falanqeynayay caqabadaha ka jira isu-socodka dadka iyo gaadiidka magaalada Muqdisho saameynta ay ku leeyihiin shacabka iyo xalka.
Sare-u-kaca Kirada Guryaha Magaalada Muqdisho: Sababaha, Saameynta ka Dhalan Karta & Xalka
![](https://somalipublicagenda.org/wp-content/uploads/2022/10/Sare-u-kaca-Kirada-Guryaha-Magaalada-Muqdisho-Sababaha-Saameynta-ka-Dhalan-Karta-Xalka.png)
Waxa aan dhawaan qabannay madal lagu gorfeynayay sare-u-kaca kirada guryaha magaalada Muqdisho, sababaha keenay, saamaynta ka dhalan karta & xalka.
Tayada waxbarashada Muqdisho iyo saameynta ay ku leedahay shaqo helista
![](https://somalipublicagenda.org/wp-content/uploads/2022/09/Tayada-waxbarashada-Muqdisho-iyo-saameynta-ay-ku-leedahay-shaqo-helista.png)
Waxa aan qabannay madal lagu gorfaynayay saameynta tayada waxbarashada sare ee Muqdisho ay ku leedahay fursadaha shaqo helista dhallinyarada.
Doodda oo dhameystiran halkan ka daawo
FORUM: Caafimaadka Aasaasiga ah ee Loo Daadajiyey Gobolka Benaadir
![](https://somalipublicagenda.org/wp-content/uploads/2022/08/FORUM-Caafimaadka-Aasaasiga-ah-ee-Loo-Daadajiyey-Gobolka-Benaadir.png)
Halkan ka daawo madal lagu falanqeynayay caafimaadka asaasiga ah ee loo daadajiyay gobolka Benadir. Madasha waxaa kasoo qeyb galay marti sharaf u badan dhallinyaro oo intooda badan ka socday bahda caafimaadka.
FORUM: Kaalinta uu Turkiga ku leeyahay Bixinta Adeegyada Bulshada Muqdisho
![](https://somalipublicagenda.org/wp-content/uploads/2022/04/FORUM-Kaalinta-uu-Turkiga-ku-Leeyahay-Bixinta-Adeegyada-Bulshada-Muqdisho.png)
Dhawaan waxa ay Somali Public Agenda daabacday warbixin iftiimineysa kaalinta hay’adaha Turkiga ee bixinta adeegyada waxbarashada iyo caafimaadka iyo…
FORUM: Dimuqraadiyeynta Puntland: Geeddi socodka, Caqabadaha iyo Xalalka
![](https://somalipublicagenda.org/wp-content/uploads/2020/10/4.png)
FORUM: Dimuqraadiyeynta Puntland: Geeddi socodka, Caqabadaha iyo Xalalka
FORUM: Hannaanka Federaaleynta Maaliyadda Soomaaliya
![](https://somalipublicagenda.org/wp-content/uploads/2020/10/3.png)
FORUM: Hannaanka Federaaleynta Maaliyadda Soomaaliya
FORUM: Kaalinta Dhalinyarada ee Doorashooyinka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya: Fursadaha iyo Caqabadaha
![](https://somalipublicagenda.org/wp-content/uploads/2020/10/2.png)
On Thursday, 12th November 2020, Somali Public Agenda and Youth Peer Education Network (Y-Peer) in Somalia have co-organized a forum that took place at Afrik Hotel in Mogadishu under the theme “The role of the Somali youth in the upcoming Somalia parliamentary and presidential elections: opportunities and…