Hannaankee Doorasho Ayaa Ku Habboon Maareynta Doorashooyinka Federaalka Soomaaliya?

8 Minutes Watch

Share This :

Wada-xaajoodyo looga arrinsanayo arrimaha doorashooyinka federaalka ayaa bishii Luulyo ka qabsoomay Muqdisho. Dowladda Federaalka iyo saddex kooxood oo mucaarad ah—Golaha Mustaqbalka, Nabad & Nolol, iyo Golaha Midnimada—ayaa ka wada hadlay noocyada doorasho ee ay kala doorbidayaan in lagu maareeyo doorashada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kulamadaas waxaa dhexdhexaadinayay wakiillo ka socday Turkiga, Mareykanka, Ingiriiska, Midowga Yurub iyo Qaramada Midoobay, kuwaas oo weli ku hawlan taageerada iyo fududeynta wada-xaajoodyada.

Agaasimaha Fulinta ee Somali Public Agenda Mahad Waasuge ayaa muuqaalkan kaga faalloonaya arrimaha la isku khilaafsan yahay iyo xalka suurtagalka ah ee ku habboon maareynta doorashooyinka federaalka.

Watch the video

Share This :

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Subscribe our Newsletter

Stay updated on governance and public services in Somalia!

Title
.