Safety and Security in Mogadishu

This safety and security study on Mogadishu examines the everyday issues of insecurity that different residents experience and react to in two districts of Mogadishu – Hodan and Kahda.
Helitaanka Warqadaha Aqoonsiga ee Dowladda

Inta badan ka qeybgalayaasha oo ahaa dhallinyaro, waxa ay horay dhibaatooyin kala kulmeen helaanka adeegyadan aasaasiga ah ee dowladda. Waxa ay dadka kale la wadaageen dhacdooyinkii xanuunka badnaa ee ay kala kulmeen xafiisyada dowladda ee bixiya adeegyadan, dhibaatooyinka jira ee u muuqday waxa ayna soo jeediyeen xalal macquul noqon kara si arrintan wax looga qabto.
Accessing Government Identification Documents in Mogadishu

The vast majority of the participants, who were youth, had experienced difficulties accessing these basic government services. They shared the harsh experiences they had with the government offices that provide these services, what they thought the problems were and suggested some possible solutions.
Culeysyada Isu-socodka Dadka iyo Gaadiidka Muqdisho

Waxyaalaha sababay caqabadaha isu-socodka magaalada Muqdisho waxaa kamid ah amni darro iyo qaraxyo kusoo noqnoqda magaalada, iyo sidoo kale kaabayaasha gaadiidka oo liidata.
Urban Mobility Complexities in Mogadishu

Several factors contribute to the challenges of human and traffic mobility in Mogadishu. These include, inter alia, a lack of services and entertainment centers in the peripheral districts; a lack of traffic rules and regulations, and youth unemployment.
Hirshabelle’s political settlement: Opportunities for meaningful and inclusive political processes

This policy brief, based on extensive empirical research, therefore provides an overview of the contentious issues at play before outlining a possible framework for transforming of the political settlement.
Agreements on power allocation and the judiciary through Somalia’s National Consultative Council: how to move beyond the current political impasse

This governance brief examines the NCC agreements on the judiciary model and power allocation. It explores the further challenges it faces, and puts forward several policy considerations.
Sare-u-kaca Kirada Guryaha Muqdisho: Sababaha, Saameynta iyo Xalka

Arrimo badan ayaa sababa qiimaha sarreeya ee kirada guryaha Muqdisho. Arrimahaas waxaa kamid ah amni-xumo ka jirta xaadafaha qaar ee magaalada, halka xaafado kalena ay haystaan xoogaa amni ah, tirada dadka oo sii kordhaysa iyo magaaleynta Muqdisho oo si xowli ah ku socota.
Mogadishu’s Spiraling House Rents: Causes, Consequences, and Possible Solutions

Many factors cause the high rent rates in Mogadishu. These include insecurity in some parts of the city, relative security in other parts, and the increasing population and rapid urbanization of Mogadishu.
Shaqaaleysiinta Dhallinyarada: Tayo-yarida Tacliinta Sare Miyaa Ka Qeyb Qaadanayso Shaqo La’aanta Dhallinyarada Muqdisho?

Soomaaliya waxa ay leedahay mid kamid ah shucuubta ugu da’da yar adduunka. Waxaa lagu qiyaasay ku dhawaad 70% dadka ku nool wadanka in ay da’doodu ka yar tahay 30 sano. Sikastaba ha ahaatee, 41% iyo 35% dhallinyarada da’doodu u dhexeyso 15-19 iyo 20-24 waa shaqo raadis.