Dood-wadaagga 1-aad: Dib-u-milicsiga Doorashooyinka Soomaaliya iyo Halka aan Maanta Joogno

SPA Dialogue Vidoes

Somali Public Agenda ayaa intii u dhaxeysay 26-27 August ku qabatay Magaalada Muqdisho madasha sanadlaha ah ee Somali Governance Forum. Madasha sanadkan waxa looga hadlay “Helidda Xal-dhexe: Noocyada Doorashooyinka, Heshiis Siyaasadeed, iyo Mustaqbalka Doorashooyinka Soomaaliya.”

Qeybtan oo ah dood-wadaagga 1-aad ee madasha waxa diiradda lagu saaray dib-u-milicsiga doorashooyinka Soomaaliya iyo halka aan maanta joogno. Waxaa marti ku ah Cabdiraxmaan Cabdirisaaq, Guddoomiyaha PUNSAA, Duniyo Maxamed, Agaasimaha Fulinta ee Somali Women Education Center, Fowsi Cabdinuur, Agaasimaha Fulinta ee PAC, iyo Axmed Shire oo ah Agaasimaha Fulinta ee Hangool Think Tank. 

Dooddan waxa xiriirinaya Aweis Ahmed oo ah cilmibaare ka tirsan Somali Public Agenda.

Share This :

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Title
.