Dood-wadaagga 3aad: Dhisidda Is-afgarad Siyaasadeed oo ku Saabsan Doorashooyinka

SPA Dialogue Vidoes

Somali Public Agenda ayaa intii u dhaxeysay 26-27 August ku qabatay Magaalada Muqdisho madasha sanadlaha ah ee Somali Governance Forum. Madasha sanadkan waxa looga hadlay “Helidda Xal-dhexe: Noocyada Doorashooyinka, Heshiis Siyaasadeed, iyo Mustaqbalka Doorashooyinka Soomaaliya.”

Qeybtan oo ah dood-wadaagga 3-aad ee madasha waxa diiradda lagu saaray dhisidda is-afgarad siyaasadeed oo ku saabsan doorashooyinka. Waxaa marti ku ah Xuseen Sheekh-Cali, Maxamed Mukhtaar, Cabdullaahi Xaamud iyo Eng. Saalax Sheekh Cismaan. 

Dooddan waxa xiriirinaya Aweys Xasan Maxamed

Share This :

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Title
.