Doodwadaagga 4-aad: Kaalinta Xarumaha Cilmibaarista & Dalladaha Bulshada Rayidka ee Doorashooyinka

SPA Dialogue Vidoes

Qeybtan oo ah dood-wadaagga 4-aad ee Somali Governance Forum 2026 waxa diiradda lagu saaray aalinta xarumaha cilmibaarista & dalladaha bulshada rayidka ee doorashooyinka. Dooddan waxaa marti ku ah Dr. Zaima Abdullahi, Guddoomiyaha Golaha Sare ee IRAD, Abdullahi Shafi Mohamed, Agaasimaha Juba Valley Institute, Sumaya Abdulkadir Sheikh Mohamud, Cilmibaare ka tirsan Heritage Institute, iyo Abdifatah Ali Farah, Guddoomiyaha JUNSAA. 

Dooddan waxa xiriirinaya Agaasime kuxigeenka Somali Public Agenda, Farhan Isak.

Share This :

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Title
.