2 October 2024
6 Minutes Watch
25-kii bishan Sebteembar ayaa Hindise-sharciyeedka Guddiga Tacliinta Sare ee Qaranka la horgeeyey Golaha Shacabka. Hindise-sharciyeedkan oo ka kooban 60 qodob ayey xildhibaannada baarlamaanku mariyeen akhrinta 1-aad.
Agaasime kuxigeenka Somali Public Agenda, ahna agaasimaha SPA Center for Learning & Development, Farxaan Isxaaq Yuusuf, ayaa falanqeyn ku sameeyey qodobbada ku jira hindise-sharciyeedkan, isaga oo soo jeediyey talooyin ku aaddan sameynta Guddiga Tacliinta Sare ee Qaranka.
Stay updated on governance and public services in Somalia!