Somali Public Agenda
June 17, 2026
SPA Dialogue Vidoes
Somali Public Agenda
June 17, 2026

Halkan ka daawo kulan-dadweyne oo aan ku qabannay Degmada Jowhar, kaas oo ay ka soo qaybgaleen maamulka degmada, haween, dhallinyaro, odayaal, saxafiyiin iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.
Kulanka waxaa looga hadlay waxqabadka Maamulka Degmada Jowhar, iyada oo dadweynaha ka soo qeybgalay ay weydiiyeen maamulka su’aalo la xiriira maareynta miisaaniyadda, nadaafadda, adeegyada caafimaadka, horumarinta waddooyinka, daahfurnaanta maamulka, iyo sidii loo xoojin lahaa ka qaybgalka bulshada ee arrimaha degmada.
Somali Public Agenda (SPA) is a non-profit, non-partisan, and independent public policy and administration research and action organization based in Mogadishu. It aims to advance understanding and improvement of public policy and services in Somalia through evidence-based research and analysis, dialogue, policy and service design, and training.
Stay updated on governance and public services in Somalia!