Kulan-dadweyne: Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada Cadaado iyo Bulshada Qeybeheeda Kala Duwan

SPA Dialogue Vidoes

Halkan ka daawo kulan-dadweyne oo aan ku qabannay magaalada Cadaado ee Galmudug. Kulankan waxaa kasoo qeyb-galay duqa degmada, mudane Faarax Diiriye Warsame, xoghayaha degmada, mudane Cabdirahman Axmed Xersi, iyo mudanayaal kale oo ka tirsan golaha deeegaanka degmada, iyo dadweynaha degmada Cadaado. Kulankaan oo qeyb ka ah kulamo dood-wadaag ah oo Somali Public Agenda ugu talo-gashay in lagu xoojiyo ka qeybgalka dadweyne ee arrimaha maareynta maaliyadda, adeeg-bixinta, iyo isla-xisaabtanka degmada iyo muwaaddiniinta, ayaa noqonaya kulankii seddexaad ee laga qabto isla degmadaan Cadaado.

Share This :

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Title
.