Somali Public Agenda
August 25, 2026
SPA Dialogue Vidoes
Somali Public Agenda
August 25, 2026

Halkan ka daawo kulan-dadweyne oo aan ku qabannay Xaafadda Biyo Kulule ee Magaalada Boosaaso, ayna ka soo qeybgaleen maamulka xaafadda iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.
Kulanka waxaa looga hadlay waxqabadka maamulka xaafadda Biyo Kulule, iyada oo dadweynaha ka soo qeybgalay ay weydiiyeen maamulka su’aalo la xiriira amniga, nadaafadda, iftiiminta waddooyinka, horumarinta iyo furitaanka waddooyinka xiran, maareynta dakhliga iyo isla xisaabtanka, adeegyada caafimaadka iyo xaaladda MCH-yada, iyo taageerada dadka barakacayaasha ah iyo qoysaska nugul. Sidoo kale, waxaa laga wada hadlay sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta maamulka iyo bulshada iyo wax-ka-qabashada baahiyaha xaafadda.
Halkan ka daawo muuqaalka munaasabaddan.



Somali Public Agenda (SPA) is a non-profit, non-partisan, and independent public policy and administration research and action organization based in Mogadishu. It aims to advance understanding and improvement of public policy and services in Somalia through evidence-based research and analysis, dialogue, policy and service design, and training.
Stay updated on governance and public services in Somalia!