Lafo-gurka Buugga Chaos, Courage, and Change in Somalia

SPA Dialogue Vidoes

Halkan ka daawo madal lafo-gurayey buugga Chaos, Courage, and Change in Somalia ee uu qoray Agaasimaha Somali Public Agenda, Mahad Wasuge. Madashan waxaa ka hadlay qaar ka mid ah akhristayaasha buugga oo isugu jirey saaxiibbadii ay isla soo waxbarteen Mahad Waasuge iyo asxaabtii ay isla soo shaqeeyeen qaar ka mid ah. Waxay dul istaageen dhacdooyinka ku qoran buugga iyo casharrada laga baran karo, iyaga oo ku taliyey akhriska buuggan.

Share This :

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Title
.