Madal-dadweyne: Kaalinta Dekadda Muqdisho ee Kororka Dakhliga Gudaha Soomaaliya

SPA Dialogue Vidoes

Kaalinta Dekadda Muqdisho ee Kororka Dakhliga Gudaha Soomaaliya

Madasha SPA Dialogue ee Somali Public Agenda ayaa 21-kii July, 2026 qabatay madal dadweyne oo uu marti ku ahaa Maareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameeriko).

Madasha waxaa diiradda lagu saaray Kaalinta Dekadda Muqdisho ee Kororka Dakhliga Gudaha Soomaaliya.

Madashan waxaa ka soo qeybgalay cilmibaareyaal, xubno ka tirsan ururrada bulshada, macallimiin iyo arday ka socotay jaamacadaha dalka. Maareeyaha Guud ayey weydiiyeen su’aalo la xiriira howlaha dekadda, adeegga loo qabto ganacsatada, canshuurta lagu qaado dekadda iyo dakhliga billaha ah ee kasoo xarooda.

Halkan ka daawo muuqaalka madasha oo dhammeystiran

Share This :

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Title
.