Kadib is-afgaradkii horraantii Janaayo 2024 dhexmaray Itoobiya iyo Somaliland, waxaa xumaaday xiriirka ka dhexeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya oo markii horeba aan wanaagsaneyn. Kulamo dhowr ah oo ay qaban-qaabiyeen dalalka deriska iyo Turkiga ayaa fashil ku soo dhamaaday.
Dowladda Turkiga ayaa ugu dambeyn ku guuleysatay in ay isfahan dhex dhigto labada dal. Haddaba, muxuu yahay nuxurka heshiiskan? Maxayse yihiin caqabadaha ku gedaaman? Agaasimaha SPA Policy Lab, Aweis Ahmed, ayaa gorfeyntan ku eegaya isfahamka Ankara ku dhexmaray dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya.
Stay updated on governance and public services in Somalia!
Somali Public Agenda (SPA) is a non-profit, non-partisan, and independent public policy and administration research and action organization based in Mogadishu. It aims to advance understanding and improvement of public policy and services in Somalia through evidence-based research and analysis, dialogue, policy and service design, and training.
Stay updated on governance and public services in Somalia!