Dastuur-u-sameynta Soomaaliya waxa ay soo bilaabatay sanadkii 2004 markaas oo Axdiga Federaalka iyo nidaamka federaalka lagu qaatay dalka Kenya. Axdigii Kumeelgaarka waxa uu farayay in la sameeyo…
At the outset of the union between British and Italian Somalilands in 1960, Somalia’s judiciary sector faced systematic challenges. The Law of the Organization of the Judiciary in 1962 reconciled and harmonized the British Common and Italian Latin law systems of the…
Midowgii gobolladii Ingiriiska iyo Talyaaniga ay gumeysan jireen ee sanadkii 1960-kii kadib, garsoorka Soomaaliya waxa uu wajahay caqabado dhanka isla-jaanqaadka ah. Sharciga Nidaaminta Garsoorka ee la ansixiyay sanadkii 1962-dii ayaa is-waafajiyay nidaamyada sharci ee Ingiriiska iyo…
Public [or civil] servants are the government employees responsible for the implementation of public policies and delivering government services to the citizens. Establishing capable and…
Shaqaalaha rayidka waa howlwadeennada dowladda ee masuulka ka ah hirgelinta qorshayaalka dowladda iyo in shacabka la gaarsiiyo adeegyada dowladda. Dhisidda shaqaale rayid tayo leh, xirfad-yaqaanna ah waxa ay qeyb muhiim ah ka tahay…
The Federal Government of Somalia (FGS) has recently started financial reform initiatives aimed at increasing domestic revenue. The government commenced the collection of two types of tax: income tax and sales tax. Income tax collection — 6% on salaries between $200 and $800; 12% on salaries between $800 and $1500 and 18% on salaries above $1500 — was started for the employees working with…