Soo-saarista, Maareynta, iyo Qeybsiga Shidaalka Soomaaliya

Soo-saarista, Maareynta, iyo Qeybsiga Shidaalka Soomaaliya

Waxaa la aaminsan yahay in Soomaaliya uu ku jiro shidaal badan bad iyo barriba. Sahminta shidaalka Soomaaliya waxa ay soo billaabatay tobaneeyo sano kahor.  Dhawaan Wasiirka Batroolka Soomaaliya Eng. Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa heshiis la saxiixay shirkad lagu magacaabo Coastline Exploration LTD taasi oo ay shidaal ugasoo saareyso 7 xirmood oo ka mid ah xeebaha Soomaaliya. Heshiiskaas xafiiska madaxweynaha iyo kan Ra’isul wasarahuba waa diideen jiritaankiisa iyo ogaanshiyihiisa.

Podcast-gan waxa lagu falanqeyneynaa shidaalka Soomaaliya iyo arrimaha la xiriira. Waxaa marti ku ah Maxamed Mukhtar oo ah wasiirkii hore ee Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya.

Click here to listen the podcast on Apple Podcasts, Stitcher and Amazon Music.

Share This :

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Recent Posts

Follow Us