Somali Public Agenda
October 31, 2026
SPA Dialogue Vidoes
Somali Public Agenda
October 31, 2026

Halkan ka daawo madal aan ku qabannay degmada Gaalkacyo ee Galmudug, taas oo lagu soo bandhigayay warbixin ay ka qortay kulan dadweyne oo ka dhacay magaalada bishii May ee sanadkaan, kaa oo ay qeyb ka ahaayeen kuxigeenka duqa degmada iyo dadweynaha.
Warbixinta la soo bandhigay ayaa waxay soo koobtay arimihii looga hadlay kulankii dadweyne oo ay ka mid ahaayeen, uruurinta dakhliga dowlada hoose, bixinta adeegyada iyo daadajinta awoodaha, ka-qeybgalka muwaadinka, dhibaatada roobabka iyo nalal la`aanta wadooyinka ee Dowladda Hoose Ee Degmada Gaalkacyo Galmudug.
Somali Public Agenda (SPA) is a non-profit, non-partisan, and independent public policy and administration research and action organization based in Mogadishu. It aims to advance understanding and improvement of public policy and services in Somalia through evidence-based research and analysis, dialogue, policy and service design, and training.
Stay updated on governance and public services in Somalia!