FORUM: Caafimaadka Aasaasiga ah ee Loo Daadajiyey Gobolka Benaadir

SPA Forums

Halkan ka daawo madal lagu falanqeynayay caafimaadka asaasiga ah ee loo daadajiyay gobolka Benadir.

Madasha waxaa kasoo qeyb  galay marti sharaf u badan dhallinyaro oo intooda badan ka socday bahda caafimaadka.

Waxaa madasha marti ku ahaa labo masuul oo kala ah Maxamed Caddow oo ah Agaasimaga Agaasinka Caafimaadka Gobolka Benaadir iyo Maxamed Jaamac Baydhabo oo la taliye u ah Wasaaradda Caafimaadka.

Share This :

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *