Somali Public Agenda
August 3, 2022
SPA Forums
Somali Public Agenda
August 3, 2022
Halkan ka daawo madal lagu falanqeynayay caafimaadka asaasiga ah ee loo daadajiyay gobolka Benadir.
Madasha waxaa kasoo qeyb galay marti sharaf u badan dhallinyaro oo intooda badan ka socday bahda caafimaadka.
Waxaa madasha marti ku ahaa labo masuul oo kala ah Maxamed Caddow oo ah Agaasimaga Agaasinka Caafimaadka Gobolka Benaadir iyo Maxamed Jaamac Baydhabo oo la taliye u ah Wasaaradda Caafimaadka.
Somali Public Agenda is a non-profit public policy and administration research organization based in Mogadishu. Its aim is to advance understanding and improvement of public administration and public services in Somalia through evidence-based research and analysis.
Stay updated on governance and public services in Somalia!