Somali Public Agenda
January 30, 2025
SPA Forums Vidoes
Somali Public Agenda
January 30, 2025

Madasha Public Agenda Forum, SPA ee Somali Public Agenda ayaa qabatay madal lagu falanqeynayay kaalinta ay ururrada iyo xisbiyada mucaaradka ku leeyihiin dowlad-dhiska iyo doorashooyinka.
Madasha oo lagu iftiimiyay caqabadda ka taagan in la is waafajiyo xisbiyo, aragti siyaasadeed iyo qabiil ayaa waxaa marti ku ahaa Dr. Cabdifataax Daahir oo horay usoo noqday xildhibaan heer federaal kana faallooda arrimaha siyaasadda iyo Dr. Maxamed Xuseen (Dr. Liibaan) oo tirsan bulshada rayidka. Aqoonyahanno iyo arday jaamacadeed ayaa madasha kasoo qeyb galay.
Somali Public Agenda (SPA) is a non-profit, non-partisan, and independent public policy and administration research and action organization based in Mogadishu. It aims to advance understanding and improvement of public policy and services in Somalia through evidence-based research and analysis, dialogue, policy and service design, and training.
Stay updated on governance and public services in Somalia!