Xal-u-helidda Arrimaha Dastuurka & Doorashooyinka
Arrimaha dastuurka iyo doorashooyinka ayuu khilaaf ka jiraa iyadoo ay dowladda federaalka ku jirto sanadkii afaraad ee middo-xileedkeeda. Kulamo...
Somali Public Agenda
February 23, 2025
Somali Public Agenda ayaa dhawaan daabacday faallo hordhac u ah Daraasad laga samaynaayo dakhli uruurinta Maamulka Gobolka Benaadir iyo adeegyada la bixiyo si ay bulshadu u helaan wax u dhigma dakhligii laga uruuriyay.
Agaasime ku Xigeenka SPA Farhan Isak Yusuf, ahna qoraaga daraasaddan ayaa wareysi siiyay Goobjoog Tv.
Arrimaha dastuurka iyo doorashooyinka ayuu khilaaf ka jiraa iyadoo ay dowladda federaalka ku jirto sanadkii afaraad ee middo-xileedkeeda. Kulamo...
Agaasimaha Somali Public Agenda Mahad Waasuge ayaa ka qeyb galay madal lagu gorfeeyay ka qeybgalka bulshada ee qorsheynta miisaaniyadda...
Somali Public Agenda iyo PDRC ayaa si wadajir ah u qabtay aragti wadaag ciwaankeedu yahay โXalka Khilaafyada Dowladda Federaalka...
Somali Public Agenda is a non-profit public policy and administration research organization based in Mogadishu. Its aim is to advance understanding and improvement of public administration and public services in Somalia through evidence-based research and analysis.
Stay updated on governance and public services in Somalia!