Somalia’s 2025 Federal Budget: Rising Domestic Revenue & Persistent Donor Dependence

Governance Briefs
  • Somalia’s 2025 federal budget increased to $1.32 billion, with 67% funded by donors and $429 million expected from domestic revenue—a 24% rise from 2024.
  • Budget priorities include administration ($427.7 million), social services ($328.8 million), economic development ($330.6 million), and defense & security ($255.3 million), with major increases for education, health, labor, and infrastructure.
  • Despite revenue gains, Somalia remains heavily donor-dependent, and challenges such as limited transparency, underfunded oversight bodies, and unrealized fiscal federalism persist.
  • The brief recommends implementing fiscal federalism, improving transparency in asset reporting, investing in revenue infrastructure, and adopting performance-based budgeting.
  • Miisaaniyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee 2025 ayaa gaartay $1.32 bilyan, iyadoo 67% laga filayo in ay ka timaado deeq-bixiyeyaasha, halka $429 milyan laga filayo dakhliga gudaha— taasoo 24% ka badan dakhliga gudaha ee la qorsheeyay sanadkii 2024.
  • Mudnaanta miisaaniyadda waxaa ka mid ah maamulka ($427.7 milyan), adeegyada bulshada ($328.8 milyan), horumarinta dhaqaalaha ($330.6 milyan), iyo difaaca & amniga ($255.3 milyan), iyadoo koror weyn lagu sameeyay wasaaradaha waxbarashada, caafimaadka, shaqada & shaqaalaha, iyo howlaha guud.
  • Inkastoo dakhliga gudaha kordhay, haddana Soomaaliya waxay si weyn ugu tiirsan tahay deeq bixiyeyaasha, waxaana weli taagan caqabadaha ay ka mid yihiin daahfurnaan la’aan, hay’adaha kormeerka & isla-xisaabtanka oo tabaryar, iyo nidaam federaaleyn maaliyadeed oo aan wali la hirgelin.
  • Faalladan kooban waxay ku talineysaa hirgelinta federaaleynta maaliyadda, daahfurnaanta arrimaha la xiriira maareynta hantida dowladda, maalgelinta kaabeyaasha dakhliga, iyo in la qaato miisaaniyad ku saleysan waxqabad.
Share This :

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Title
.