Xalka Khilaafyada Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada, Dib-u-eegista Dastuurka iyo Doorashooyinka Soo Socda

Somali Public Agenda iyo PDRC ayaa si wadajir ah u qabtay aragti wadaag ciwaankeedu yahay “Xalka Khilaafyada Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada, Dib-u-eegista Dastuurka iyo Doorashooyinka Soo Socda.”

Madashan oo ka qabsoontay X Spaces ayaa waxaa marti ku ahaa Maxamed Cabdirisaaq, wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdullaahi Xaamud oo ah guddoomiye kuxigeenka Xisbiga Xaqsoor, Wiilo Cabdulle oo kamid ah aas-aasayaasha Gurmad Qaran Movement, iyo Cabdiraxmaan Bile oo ah cilmibaare ka tirsan PDRC.

Agaasimaha Somali Public Agenda, Mahad Waasuge, ayaa xiriirinayey madasha oo ay ka soo qeybgaleen sidoo kalena dhageysteen in ka badan 3 kun oo qof.

Halkan ka dhageyso madasha oo socotay 1 saac 46 daqiiqo

Xalka Khilaafyada Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada, Dib-u-eegista Dastuurka iyo Doorashooyinka Soo Socda

Share This :

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Title
.