20 August 2025
09 Minute Watch
20 August 2025
09 Minute Watch
Arrimaha dastuurka iyo doorashooyinka ayuu khilaaf ka jiraa iyadoo ay dowladda federaalka ku jirto sanadkii afaraad ee middo-xileedkeeda. Kulamo u socday dowladda federaalka & Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaanan is-afgarad ku dhamaan inkastoo ay labada dhinac sii wadaan wadahadallada.
Ka dib daabiciddii daraasad gorfeyneysa khilaafka dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada qaar, arrimaha dastuurka iyo doorashooyinka oo ay isla daabaceen Somali Public Agenda (SPA) iyo Puntland Development Research Center-PDRC , Agaasimaha Somali Public Agenda, Mahad Wasuge, waxa uu faalladan ku gorfeynayaa arrimaha la isku khilaafsan yahay waxa uuna soo koobayaa talooyinka ay daraasadda soo jeedisay ee lagu xallin karo dib-u-eegista dastuurka iyo doorashooyinka.
Stay updated on governance and public services in Somalia!
Somali Public Agenda is a non-profit public policy and administration research organization based in Mogadishu. Its aim is to advance understanding and improvement of public administration and public services in Somalia through evidence-based research and analysis.
Stay updated on governance and public services in Somalia!