
Somali Public Agenda
September 30, 2025
Qalinjabinta Dufcada 9-aad ee Tabobarka Blog Qorista
September 11, 2025, innaga oo kaashaneyna Digital Shelter waxaa si guul ah noogusoo idlaaday tababar ku saabsan Blog Writing kaasoo socday muddo 1 bil ah. Tababarkan oo ay dhigayeen macallimiin khibrad fog u leh xirfadda blog qorista, waxaa ka aflaxay 29 arday oo isugu jira 14 gabdhood iyo 15 wiil. Munaasabad ka qabsoontay xarunta Somali Public Agenda ayaa shahaadooyin lagu guddoonsiiyey dhammaan ardayda dhammeysatay tababarkan.
Halkan ka daawo muuqaalka qalinjabinta.
Recent Posts
-
20 Jul 2026Strengthening Citizen Participation and Accountability in North Galkacyo Local Governance: Challenges, Opportunities, and Policy Priorities -
20 Jul 2026E77. Doorasho Noocee Ah Ayaa Ku Habboon Soomaaliya Wakhtigan? -
19 Jul 2026Somalia’s 2026 Federal Budget: Fiscal Priorities, Revenue Trends, and Governance Challenges
