E.67 Mustaqbalka Howlgalka AUSSOM

Howlgalka nabad-ilaalinta AUSSOM waxa uu Soomaaliya ka shaqeynayay tan iyo sanadkii 2007. Waa kid kamid ah howlgallada nabad ilaalin ee ugu wakhtiga dheer. Inkastoo ay jireen dadaallo kala duwan oo la doonayay in lagosoo afjarohowlgalka, weli waa shaqeynayaa. Howlgalka waa mid dalalkaMidowga Afrika ay ciidanka keeneen balse waajibaadkooda uuansixiyo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. Howlgalka ayaa wajahaya xaalad dhaqaale xumo.

Qeybtan 67aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge iyo Samira Gaid oo ah  Head of Research and Policy ee BalqiisInsights, horena uga soo shaqeysay Xafiiska Raysal Wasaaraha dhanka dib-u-habeynta ciidanka, waxa ay ku falanqeynayaan mustaqbalka howlgalka AUSSOM.

Click here to listen the podcast on Apple Podcasts, YouTube and Amazon Music.

Share This :

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Title
.