Video Commentary

Dastuurka Cusub iyo Doorashooyinka Soomaaliya: Caqabadaha Jira iyo Waddada Xalka

8 Minute Watch

Share This :

Dib-u-eegista Dastuurka Federaalka Soomaaliya ayaa socday muddo ka badan 13 sano iyadoo ay socdeen dadaallo kala duwan oo lagu qabyo-tirayo. 4-tii Maarso, Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyey 11 cutub oo ka tirsan Dastuurka. Afar maalin kadib madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay dastuurka ay meelmariyeen baarlamanka.

Agaasimaha Somali Public Agenda, Mahad Wasuge, ayaa faalladan ku gorfeynaya ansixinta dastuurka cusub, hannaanka loo maray, caqabadaha ku hor gudban iyo talooyinka lagama-maarmaanka ah.

Watch the video

Share This :

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Subscribe our Newsletter

Stay updated on governance and public services in Somalia!

Title
.