
4 June 2026

Hay’adaha Somali Public Agenda (SPA) iyo Puntland Development Research Center-PDRC ayaa qabtay madashii 5-aad ee tixanaha Maareynta Marxaladda Kala-guurka.
Ujeeddada kulamadan, oo lagu qabto X Spaces, waa in la fududeeyo fahamka aragtiyada ay dhinacyadu ka qabaan arrimaha siyaasadda, gaar ahaan doorashooyinka uu khilaafku ka taagan yahay. Sidoo kale, waxa ay abuurayaan fursad su’aalo lagu weydiin karo, laguna wadaagi karo talooyin iyo aragtiyo.
Kulanka 5-aad waxaa marti ku ahaa qaar ka mid ah hoggaanka ururrada bulshada rayidka, oo kala ah: Cismaan Muxiyaddiin Macallin Shaatax, Guddoomiyaha Somalia Non-state Actors, Cabdiraxmaan Cabdirisaaq Cabdiraxmaan, Guddoomiyaha Puntland Non-state Actors Association, iyo Zainab M. Xasan, Agaasimaha ahna Aas-aasaha Somali Gender Equality Movement.
Qeybgan waxa looga hadlay kaalinta ururrada bulshada rayidka ah ee ka heshiinta arrimaha doorashooyinka.
Halkan ka dhageyso:

Somali Public Agenda (SPA) is a non-profit, non-partisan, and independent public policy and administration research and action organization based in Mogadishu. It aims to advance understanding and improvement of public policy and services in Somalia through evidence-based research and analysis, dialogue, policy and service design, and training.
Stay updated on governance and public services in Somalia!