
Somali Public Agenda
June 26, 2022
Dhismaha Golaha Wasiirrada Soomaaliya
abaatankii sano ee ugu dambeysay, madaxweynayaashii dalka waxa ay is khilaafeen raysal wasaarayaashii waxana ay magacaabeen 2-3 raysal wasaare. Xubnaha golaha wasiirrada ee la magacaabayay ayaa sidoo kale tiro ahaan kala duwanaa.
Dhawaan waxaa la doortay Madaxweyne Xasan Sheekh. Gole wasiirro ayaa dhawaan la magacaabi doonaa. Podcast-gan waxa lagu falanqeyneynaa dhismaha xukuumadda xigta ee Soomaaliya.
Waxaa marti ku ah Maamul Wanaag Podcast Dr Afyare Cabdi Cilmi oo ah Agaasimaha Machadka Heritage ee Daraasaadka Siyaasadda. Waxa uu Dr Afyare kamid yahay qorayaasha warbixin uu machadku daabacay ee lagu falanqeeyay dhismaha golaha wasiirrada.
Click here to listen the podcast on Apple Podcasts, Stitcher and Amazon Music.
Recent Posts
-
25 Sep 2023How the neglect of public goods in Buulaburte epitomizes Somalia’s state of governance
-
25 Sep 2023kadib go’aankii Sanadka Asaasiga ah ee Wasaaradda Waxbarashada, Dalsan Tv ayaa wareysatay Farxan Isak Yusuf oo ah Agaasime Ku Xigeenka SPA faallana ka qoray go’aanka iyo saameynta uu yeelan karo
-
21 Sep 2023Falanqeyn sanad-waxbarasheedka asaasiga ah ee jaamacadaha lagu kordhinayo