E41. Kaalinta Xildhibaannada ee Xalinta Khilaafka u Dhexeeya Dowladda Federaalka & Puntland 

Tan iyo dabayaaqadii sanadkii 2022, Madaxweynaha Puntland qeyb kama ahayn Madasha Wadatashiga Qaran & heshiisyadii siyaasadeed ee saldhigga u noqday dib-u-eegista & wax-ka-beddelka dastuurka. 31 March 2024 Puntand waxa ay kasoo horjeesatay wax-ka-beddelkii lagu sameeyay afarta cutub ee ugu horreysa dastuurka federaalka.

Qeybtan 41-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge & Cabdullaahi Faarax Mire oo ah xildhibaan katirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxa ay ku gorfeynayaan arrimaha la isku khilaafsan yahay, kaalinta xildhibaannada lagasoo doortay Puntland & xalka.

Click here to listen the podcast on Apple Podcasts, YouTube and Amazon Music.

Share This :

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *