
Somali Public Agenda
July 20, 2026
E77. Doorasho Noocee Ah Ayaa Ku Habboon Soomaaliya Wakhtigan?
Waxaa Muqdisho ka socda shirar dhexdhexaadin ah oo looga hadlayo arrimaha doorashooyinka federaalka Soomaaliya. Shirarradan, oo ay dhexdhexaadinayaan Turkiga, Mareykanka, Boqortooyada Midowday (UK), Midowga Yurub, iyo Qaramada Midoobay, ayaa dowladda federaalka iyo saddex kooxood oo mucaarad ah ku soo bandhigeen noocyada doorashooyinka ee ay kala doorbidayaan.
Qeybta 77-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Waasuge iyo Dr. Afyare Cabdi Cilmi, oo ah bare sare iyo cilmibaare ka tirsan City University of Mogadishu, waxay ku falanqeynayaan afarta nooc ee doorashooyinka iyo habka ugu habboon ee wakhtigan lagu soo dooran karo xubnaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo iyaguna dooran doona Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Click here to listen the podcast on Apple Podcasts, YouTube and Amazon Music.
Recent Posts
-
02 Nov 2026Aragtida Dadweynaha ee ku Aaddan Doorashooyinka, Sharciyadda, iyo Dowladnimada Soomaaliya -
31 Oct 2026Waste Collection in Jowhar: Service Delivery Gaps, Affordability, and Environmental Risks -
31 Oct 2026Aid Cuts in Somalia: Implications for Public Finances, Government Institutions, and Service Delivery