Somali Public Agenda
October 29, 2023
Governance Briefs
Somali Public Agenda
October 29, 2023
Although the formation of the Federal Member States (FMSs) was concluded in 2016(exceptfor Puntland) less attention has been paid and less progress has been made on forming district councils (DCs). The few district councils formed so far, according to the preliminary findings of our ongoing study, are facing formidable challenges that block them from discharging their primary responsibilities. There also remain considerable hindrances towards forming DCs in accessible urban districts. With that said, this governance brief presents preliminary findings for an ongoing study on district council formation, functioning, and way forward in Galmudug, Hirshabelle, and South West states. The findings in this paper only deal with Galmudug and Hirshabelle as data collection is yet to be concluded in Southwest. The brief discusses the current status of DCs in Galmudug and Hirshabelle; challenges to the DC formation process in Galmudug and Hirshabelle; key issues hindering DC formation in accessible urban centers in Hirshabelle and to a lesser extent in Galmudug; and major Challenges to the functionality of the formed DCs in both FMS. Finally, the brief concludes with recommendations. These include the need for existing local governments to demonstrate integrity and prudence as a key for the local business community to pay taxes; that for legitimate and functioning DCs to form, state government must allocate adequate time and available resources to establish a single DC and allow relevant communities to engage in the process,discuss issues seriously and reach compromises.
Inkastoo dhismaha dowlad goboleedyada lasoo gabagabeeyey sanadkii 2016 (marka laga reebo Puntland), waxaa yareyd tixgelintii la siiyay iyo horumarkii laga gaaray dhismaha goleyaasha deegaanka. Goleyaasha deegaanka ee tirada yar ee ilaa hadda la dhisay, ayaa sida ku cad natiijooyin hordhac ah ee kasoo baxday daraasaddan socota wajahaya caqabado waaweyn oo ka hortaagan gudashada waajibaadkooda aasaasiga ah. Waxaa kale oo jira caqabado waaweyn oo ku wajahan dhismaha goleyaasha deegaanka ee degmooyinka qaar. Faalladan kooban waxa ay soo bandhigeysaa natiijooyin hordhac ah oo kasoo baxday cilmibaaris socota oo baareysa dhismaha goleyaasha deegaanka, sida ay u shaqeeyaan, iyo sidii loo hormarin karo ee dowladgoboleedyada Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed. Natiijooyinka lagu gorfeeyay faalladan ayaa keliya ku saleysan Galmudug iyo Hirshabeelle, maadaama aan weli lasoo gabagabeyn xog uruurinta Koonfur Galbeed. Faalladan ayaa diiradda saareysa xaaladda hadda ee goleyaasha deegaanka ee Galmudug iyo Hirshabeelle; caqabadaha hortaagan hannaanka dhismaha goleyaasha deegaanka; caqabadaha hortaagan dhismaha goleyaasha deegaanka ee magaalooyinka waaweyn; iyo caqabadaha waaweyn ee haysta waxqabadka goleyaasha deegaanka ee la dhisay ee labada dowlad goboleed. Ugu dambeyntii, faallada ayaa talooyin soo jeedineysa. Waxaa kamid ah talooyinka baahida loo qabo in dowladaha hoose ay muujiyaan daacadnimo iyo waxqabad, taasoo fure u ah bixinta canshuurta ee ganacsatada; si ay u dhismaan goleyaal deegaan oo sharci ah sidoo kalena shaqeeya, waa in dowlad goboleedyadu siiyaan wakhti ku filan iyo agabka la heli karo sidoo kalena u oggolaadaan ka qeybgalka hannaanka bulshooyinka ay khusayso, iyo in ay si dhab ah u wada hadlaan oo ay tanaasul isku sameeyaan.
Somali Public Agenda is a non-profit public policy and administration research organization based in Mogadishu. Its aim is to advance understanding and improvement of public administration and public services in Somalia through evidence-based research and analysis.
Stay updated on governance and public services in Somalia!