
Somali Public Agenda
September 17, 2023
Falanqeyn: Go’aankii Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Ee Bishii Agoosto
Kadib go’aankii ka soo baxay Wasaaradda Waxbarashada ee la xiriiray sanadka dheeriga ah ee jaamacadaha “Foundation Year”, Somali Public Agenda waxa ay falanqeyn ku sameysay tabashooyinka iyo dhaliilaha la xiriira go’aanka.
Sidoo kale, falanqeyntaan oo lagu wareystay dad badan oo xog-ogaal u ah waxbarashada dalka ayaa lagu soo jeediyay talooyin muhiim ah. Nuxurka faallada halkan ka daawo.
Recent Posts
-
04 Oct 2026E81. Dowlad-dhiska, Nidaamka Federaalka iyo Xiriirka Dowladda Federaalka iyo Puntland -
24 Sep 2026Bridging Citizens and Local Governments: Lessons from Governance Dialogues in Galmudug and Puntland -
20 Sep 2026E80. Sida Baarlamaanku u Shaqeeyo & Sida Doorashadu u Soo Saari Karto Xildhibaanno Tayo Leh



