Kaalinta Baarlamaanka Federaalka ee Arrimaha Siyaasadda Dalka

Gorfeyn X Space ah oo ay qabatay Somali Public Agenda (SPA) oo la qabtay 12 Maarso 2025 ayaa diiradda lagu saaray kaalinta baarlamaanka federaalka ee arrimaha siyaasadda dalka. Waxaa marti ku ahaa Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimuu, Xildhibaan Cabdullaahi Faarax Mire, iyo cilmi-baare Dr. Afyare Cilmi. In ka badan 3,500 qof ayaa doodda si toos ah u dhageystay.

Halkan ka dhageyso gorfeynta oo dhammeystiran

Kaalinta Baarlamaanka Federaalka ee Arrimaha Siyaasadda Dalka

X Space

Share This :

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *