
Somali Public Agenda
December 11, 2024
Nuxurka Daraasadda canshuurta iibka
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa bartamihii bishii Agoosto ee sannadkaan 2024, suuqyada magaalada Muqdisho ka hirgelisay canshuurta iibka. Haddaba Somali Public Agenda (SPA) ayaa dhawaan daabacaday faallo qoto-dheer oo falanqeyneysa canshuurta iibka, shuruucda lagu saleeyay, habka loo qaadayo, & caqabadaha ku gedaaman hirgelinta canshuurta iibka.
Jacfar Maxamed ayaa muuqaalkan kusoo koobaya nuxurka faalladaas.
Recent Posts
-
04 Mar 2026E68. Rethinking Governance in Somalia: Evidence from Peace and Conflict Research I Maamul Wanaag Podcast -
03 Mar 2026Hadaljeedinta Agaasimaha Somali Public Agenda ee Kulanka Bulshada Rayidka ah ee Arrimaha Doorashooyinka, Dib-u-eegista Dastuurka & Khilaafka Siyaasadeed -
02 Mar 2026E.42 Sidee Hay’adda Dhowrista Xogta ugu Adeegtaa Muwaaddiniinta Soomaaliyeed?


