
Somali Public Agenda
May 16, 2024
Sababaha Sare-u-kaca Kirada Guryaha Muqdisho iyo Xalka
Somali Public Agenda ayaa daabacday faallo ku saabsan sababaha keena kororka qiimaha kirada guryaha iyo saameynta ay ku leeyihiin dadka danyarta iyo saboolka ah ee ku nool magaalada Muqdisho. Waxa ay sidoo kale faallada soo jeedineysaa xalalka suurtagalka ah ee lagula tacaali karo arrintaan.
Halkaan ka daawo muuqaal soo koobaya faallada SPA.
Recent Posts
-
04 Oct 2026E81. Dowlad-dhiska, Nidaamka Federaalka iyo Xiriirka Dowladda Federaalka iyo Puntland -
24 Sep 2026Bridging Citizens and Local Governments: Lessons from Governance Dialogues in Galmudug and Puntland -
20 Sep 2026E80. Sida Baarlamaanku u Shaqeeyo & Sida Doorashadu u Soo Saari Karto Xildhibaanno Tayo Leh



