Sare-u-kaca Kirada Guryaha Magaalada Muqdisho: Sababaha, Saameynta ka Dhalan Karta & Xalka

SPA Forums

Waxa aan qabannay madal lagu gorfeynayay sare-u-kaca kirada guryaha magaalada Muqdisho, sababaha keenay, saamaynta ka dhalan karta & xalka. Dhallinyaro isugu jirtay kiraystayaal, qoraayaal, qareeno & kuwo ka shaqeeya nootaayooyin ayaa kasoo qeyb galay doodda. Madasha ayaa lagusoo gunaanaday talooyin ku aaddan sida xal loogu heli karo sare-u-kaca aan joogsiga lahayn ee qiimaha kirada guryaha magaalada Muqdisho.

Halkan ka daawo dooddii oo dhameystiran.

Share This :

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *