
Somali Public Agenda
September 11, 2023
Tababar Blog qoris ah oo socday 6 toddobaad ayaa lagusoo gabagabeeyay Somali Public Agenda
Tababarka oo ay iska kaashadeen Digital Shelter iyo SPA Centre for Learning and Development islamarkaana lagu baranayay blog qorista ayaa Khamiistii lagusoo gabagabeyay xarunta dhexe ee SPA. Waxaa tababarka ka faa’iidaystay 22 qofood oo dhallinyaro ah.
Recent Posts
-
04 Oct 2026E81. Dowlad-dhiska, Nidaamka Federaalka iyo Xiriirka Dowladda Federaalka iyo Puntland -
24 Sep 2026Bridging Citizens and Local Governments: Lessons from Governance Dialogues in Galmudug and Puntland -
20 Sep 2026E80. Sida Baarlamaanku u Shaqeeyo & Sida Doorashadu u Soo Saari Karto Xildhibaanno Tayo Leh



