
Somali Public Agenda
January 7, 2024
Waxqabadkii Somali Public Agenda ee 2023
Sanadka 2023 waxa uu u ahaa Somali Public Agenda sanad kale oo wax soo saar badan. Waxaan daabacnay 19 qormo, waxa aan qabanay 24 madal oo arrimo muhiim ah lagu gorfeeyay, waxaan soo saarnay 24 podcast, waxa aan tababarnay 39 bloggers iyo 18 howlwadeen oo ka shaqeeya arrimaha bini’aadantinimada, waxa aan billownay tababar cilmibaaris, waxa aan la hadalnay warbaahinta gudaha iyo dibadda, waxa aan sidoo kale ka qeyb galnay shirar iyo aqoon-is-weydaarsiyo ka dhacay dalka iyo dibadda.
Muuqaalkan waxa uu soo koobayaa howlihii baaxadda lahaa ee inoo qabsoomay sanadka 2023.
Recent Posts
-
15 Mar 2026Dastuurka Cusub iyo Doorashooyinka Soomaaliya: Caqabadaha Jira iyo Waddada Xalka -
15 Mar 2026E.43 Sidee Loo Kordhin Karaa Dakhliga Canshuuraha ee Dowladda Hoose ee Degmada Cadaado? -
15 Mar 2026Doodda Jimcaha: Wax-ka-beddelka Dastuurka ee ay Ansixiyeen Baarlamaanka Labada Aqal ee Dowladda Federaalka Soomaaliya


