Somali Public Agenda
October 27, 2022
SPA Forums Vidoes
Somali Public Agenda
October 27, 2022

Waxa aan qabannay madal lagu gorfeynayay sare-u-kaca kirada guryaha magaalada Muqdisho, sababaha keenay, saamaynta ka dhalan karta & xalka. Dhallinyaro isugu jirtay kiraystayaal, qoraayaal, qareeno & kuwo ka shaqeeya nootaayooyin ayaa kasoo qeyb galay doodda. Madasha ayaa lagusoo gunaanaday talooyin ku aaddan sida xal loogu heli karo sare-u-kaca aan joogsiga lahayn ee qiimaha kirada guryaha magaalada Muqdisho.
Halkan ka daawo dooddii oo dhameystiran.
Somali Public Agenda (SPA) is a non-profit, non-partisan, and independent public policy and administration research and action organization based in Mogadishu. It aims to advance understanding and improvement of public policy and services in Somalia through evidence-based research and analysis, dialogue, policy and service design, and training.
Stay updated on governance and public services in Somalia!