Kulanka Dadweynaha iyo Maamulka Magaalada Dhuusamarreeb
Somali Public Agenda ayaa fiidnimadii Axadda ee April 19, 2026, ku qabatay magaada Dhuusamareeb ee caasimada Dowlad-Goboleedka Galmudug munaasabad...

Somali Public Agenda
July 23, 2023
Agaasimaha Somali Public Agenda Mahad Waasuge oo ka qeyb galay dood cilmiyeed looga hadlayay ‘Sababihii Burburka Soomaaliya’ ayaa muuqaalkan uga hadlaya sababta ganacsiyada gaarka loo leeyahay ee Soomaaliya u guuleystaan dowlad-dhiskana u guuleysan la’yahay.
Madasha Horumarinta Bariga Africa (#EADF2023) waxaa soo qaban qaabiyey East Africa Association for Research and Development.
Doodda waxaa sidoo kale marti ku ahaa Guddoomiyaha Jaamacadda Bariga Afrika Prof. Cabdirisaaq Maxamuud Takar, Guddoomiyaha Jaamacadda Hormuud Dr. Aadan Shidane Guuleed, Injineer Asad Nuux oo katirsan masuuliyiinta Jaamacadda Badda Cas.
Somali Public Agenda ayaa fiidnimadii Axadda ee April 19, 2026, ku qabatay magaada Dhuusamareeb ee caasimada Dowlad-Goboleedka Galmudug munaasabad...
Horraantii sanadkan ayaa la soo bandhigay buug cusub oo ciwaankiisu yahay “Aragtida Dowladnimada”(The Idea of a State). Buuggan waxaa...
Terms of Reference for Researcher-Galmudug & Puntland Somali Public Agenda April 14, 2026 Deadline April 23 ,2026 Education: Bachelor’s...
Somali Public Agenda (SPA) is a non-profit, non-partisan, and independent public policy and administration research and action organization based in Mogadishu. It aims to advance understanding and improvement of public policy and services in Somalia through evidence-based research and analysis, dialogue, policy and service design, and training.
Stay updated on governance and public services in Somalia!