E74. Wadahadallada Dowladda iyo Mucaaradka: Maxaa Ka Soo Bixi Kara?
Soomaaliya waxa ay ku jirtaa marxalad siyaasadeed oo adag. Muddadii afarta sano ahayd ee dowladda federaalka waxa ay ku...

Somali Public Agenda
December 11, 2024
Khilaafka siyaasadeed ee ka dhex taagan dowladda dhexe iyo Jubaland ayaan wali xal loo helin, iyadoo Puntland ay hore uga maqneyd shirarkii NCC ee qabsoomay. Haddaba Maxaa la filan karaa iyo fursadda ay ku qabsoomi karto doorashada qof iyo Cod ah. Agaasimaha Somali Public Agenda Mahad Waasuge ayaa arrimahaas ku falanqeynaya Wareysi gaar ah oo Somali Cable Tv ay kula yeesheen xafiiska SPA.
Soomaaliya waxa ay ku jirtaa marxalad siyaasadeed oo adag. Muddadii afarta sano ahayd ee dowladda federaalka waxa ay ku...
Halkan ka daawo kulan-dadweyne oo aan ku qabannay Degmada Jowhar, kaas oo ay ka soo qaybgaleen maamulka degmada, haween,...
On June 7, 2026, Our Executive Director, Mahad Wasuge, was a guest on Clash Report’s Clash Point podcast. In...
Somali Public Agenda (SPA) is a non-profit, non-partisan, and independent public policy and administration research and action organization based in Mogadishu. It aims to advance understanding and improvement of public policy and services in Somalia through evidence-based research and analysis, dialogue, policy and service design, and training.
Stay updated on governance and public services in Somalia!