Barriers to Effective Revenue Mobilization in Bosaso Local Government
Bosaso, Puntland’s commercial hub, relies on business and customs taxes as primary revenue sources. While a legal framework and...

Somali Public Agenda
December 11, 2024
Khilaafka siyaasadeed ee ka dhex taagan dowladda dhexe iyo Jubaland ayaan wali xal loo helin, iyadoo Puntland ay hore uga maqneyd shirarkii NCC ee qabsoomay. Haddaba Maxaa la filan karaa iyo fursadda ay ku qabsoomi karto doorashada qof iyo Cod ah. Agaasimaha Somali Public Agenda Mahad Waasuge ayaa arrimahaas ku falanqeynaya Wareysi gaar ah oo Somali Cable Tv ay kula yeesheen xafiiska SPA.
Bosaso, Puntland’s commercial hub, relies on business and customs taxes as primary revenue sources. While a legal framework and...
Dowladda federaalka Soomaaliya waxa ay ku jirtaa sanadkii afaraad. Geeddi-socodka doorashooyinka & dib-u-eegista dastuurka weli waa qabyo. Hannaanka doorashada...
Dalka Mareykanka waxaa ka socda dadaallo lagu raadinayo in uu Mareykanka u aqoonsado Somaliland dal ka madax-bannaan Soomaaliya. Dhanka...
Somali Public Agenda is a non-profit public policy and administration research organization based in Mogadishu. Its aim is to advance understanding and improvement of public administration and public services in Somalia through evidence-based research and analysis.
Stay updated on governance and public services in Somalia!