E74. Wadahadallada Dowladda iyo Mucaaradka: Maxaa Ka Soo Bixi Kara?
Soomaaliya waxa ay ku jirtaa marxalad siyaasadeed oo adag. Muddadii afarta sano ahayd ee dowladda federaalka waxa ay ku...

Somali Public Agenda
March 8, 2026
Agaasimaha Somali Public Agenda, Mahad Waasuge, ayaa wareysi siiyey telefishinka Nation Somali TV. Mahad waxa uu wareysigan uga hadlay dhinacyo dhowr ah oo ay ka mid yihiin: shirkii Golaha Samatabixinta iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ku dhex maray Muqdisho, arrimaha doorashooyinka, iyo wax-ka-beddelka dastuurka.
Halkan ka daawo muuqaalka wareysigan:
Soomaaliya waxa ay ku jirtaa marxalad siyaasadeed oo adag. Muddadii afarta sano ahayd ee dowladda federaalka waxa ay ku...
Halkan ka daawo kulan-dadweyne oo aan ku qabannay Degmada Jowhar, kaas oo ay ka soo qaybgaleen maamulka degmada, haween,...
On June 7, 2026, Our Executive Director, Mahad Wasuge, was a guest on Clash Report’s Clash Point podcast. In...
Somali Public Agenda (SPA) is a non-profit, non-partisan, and independent public policy and administration research and action organization based in Mogadishu. It aims to advance understanding and improvement of public policy and services in Somalia through evidence-based research and analysis, dialogue, policy and service design, and training.
Stay updated on governance and public services in Somalia!